Roobabka ka da’ay deegaanada Gosha oo sababay sare ukac ku yimid qiimaha qudaarta suuqyada Kismaayo

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Suuqyada lagu iibyo Qudaarta nooc-yadeeda kala duwan ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira Qudaar yari,sidoo kalana waxaa sara u kacay qiimaha Qudaarta lagu kala iibsado.

Juweyriyo Hassan waxbixintaan inooga diyaarisey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here