Roobabka da’ay magaalada kismaayo oo sameeyn ku yeeshay Kaamka Buulo-Fatuuro

0
376

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka da’aya  roobka dayrta oo  ay sameeyn gaar ah ku yeeshay  bulshada ku nool kaamamka ku yaalla magaalada Kismaayo.

Kaamka  Buula fatuuro  waxuu ka mid yahay kaamamka uu sameen ku yeeshay robaka ka da’aya magaalada  madaam  guryaha ay kunool yihiiin aysan u adkesin karin Roobka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here