Roobab xooggan oo saameeyn ku yeeshay dadka deegaanka Bilis-qooqaani ee Jubada hoose

0
243

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bilis-Qooqani ayaa waxaa ka da`ay roobab ay ku diirsadeen dadka duunyada ku nool halkaasi,roobabkaasi ayaa saameyn xoog leh waxaa ay ku keentay Maciishata qutul duruuriga ee suuqyada deegaanka.

Gudoomiyaha deegaanka Bilis-Qooqani Muuse Macalin Aadan ayaa ka hadlay sicirka maciishadaha  ku yimid iyo sare u kaca uu keenay roobabkii dhawaan ka da’ay deegaanka Bilis-qooqaani.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here