Roobab qasaare gaystay oo ka da’ay Jasiirada Madhabo.

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jasiirada Madhabo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan kuwaas oo dumiyay ilaa 17 guri sido kalana ay dhaawacyo ka soo gaareen qaar ka mid ah dadkii guryaha dumay ku noolaa.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here