Roobab ka da’ay magaalada Kismaayo oo saameyn ku yeeshag isku socodka Gaadiidka

0
238

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roob xooggan oo ka da’ay Magaalada Kismaayo iyo Nawaaxigeeda ayaa waxaa saameyn ku yeeshay isu socodka deegaanada hoos yimaada magaalada kismaayo.

Roobka Da’ay ayaa Inta badan waxaa uu Biyo dhigay wadooyinka waaweyn ee laga soo galo magaalada kismaayo,wuxuuna saameyn xoog badan ku keenay adeegyada laga keeno duleedka magaalada kismaayo sida Caanaha iyo wixii lamid ah.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here