Roobab dabeylo wata oo ka da’ay Dhoobleey oo saameyn ku yeeshay magaalada Dhoobleey

0
289

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Roobab dabeylo wata oo ka da’ay magaalada Dhoobleey ee gobalka Jubada hoose ayaa saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah ee ku nool deegaankaasi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here