Roobaab ka da’ay Dhusamareeb oo saameyeen dadka degan kaamaamka barakacayaasha

0
87

Kismaayo(Idaacadda  Waamo)-Roobaab xoogan oo ka da-ay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug iyo deegaanada hootaga  ayaa sababay in uu kar kaarada jabsado biyo xereenka magaaladaaasi kaasi oo ku fatahay qeybo ka mid ah dhuusamareeb.

Goobaha ay daadadka saameyeen waxaa ka mid ah kaamamka  ay deganyihiin dadka Barakacayaasha ah ee Arlaadi,Shabeelle iyo wadooyinka ugu mhiimsan magaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here