Roob saameeyn ku yeeshay dadka deegaanka oo ka da’ay Kulbiyoow

0
342

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha deegaanka Kulbiyoow ee gobalka Jubbada hoose  Aadan Xuseen Axmed ayaa faafaahin ka bixiyey xaaladda guud ee deegaanka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Roobab mudooyinkii ugu dambeeyey ka ka da’ayey deegaanka in ay saameeyn gaar ah ku yeesheen bulshada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here