Roob ka da’ay magaalada Kismaayo oo saameyn ku yeeshay isku socodka Gaadiidka

0
437

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Roob mahiigaan ah oo ka da’ay saacadihii la soo dhaafay magaalada Kismaayo ayaa saameyn xooggan ku yeeshay isku socodka Gaadiidka dadweynaha,waxaana arintaasi Idaacadda Waamo uga waramay qaar ka mid Gaadiidleyda magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here