Wararka Roob ka da’ay magaalada Kismaayo oo saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah By admin - July 2, 2020 0 403 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Roobab ka da’ayay maalmihii u dambeeyay magaalada Kismaayo iyo nawaaxigeeda ayaa saameyn ku yeeshay dadka danyarta ah ee degan kaamamka barakacayaasha. Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/07/warka-xamdi-cabshada-barakacayaasha-.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X