Roob ka da’ay Degmada Wanlaweyn oo saameyn ku yeeshay Barakacayaasha

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roob Xoogan  maalmihii la soo dhaafay  ka da,ay Degmada  Wanlaweyn ayaa  Saameyn ku yeeshay  Bulshada danyarta ah gaar ahaan Kuwa Barakacayaasha ah ee ku jira Guri ka sameysan Xooshoda sida Baco iyo Tiirar aan adkeyn islamarkaana Celin Karin hadii uu Roobku yahay mid Xoogan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here