Real Madrid Oo Weeraraysa Bayern & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta Oo Arbaca Ah

0
160

Everton ayaan wali ka saxeexin goolhaye Pickford heshiiskii shanta sano ahaa ee ay la gaadhay waxaana ay taasi sababtay inay dhagta taagaan kooxaha Chelsea, Manchester United iyo Tottenham. (Mail)

Arsenal ayaa dalab 55 Milyan oo pound ah oo ay ku doonaysay garabka weerar ee Shakhtar ee Mykhaylo Mudryk laga soo diiday balse waxa la filayaa inay dalab cusub gudbiyaan markale. (Evening Standard)

Real Madrid ayaa qorshaynaysa inay u dhaqaaqdo daafaca bidix ee Bayern Munich ee Alphonso Davies. (AS – in Spanish)

Manchester United ayaa diirada saaraysa inay suuqa January weeraryahan amaah ah ka hesho kaddib markii ay xagaagii ku bixiyeen lacag ka badan £200 Milyan (Telegraph – subscription required)

Newcastle United ayaa xagaaga isku dayi doonta saxeexa Jorginho marka uu dhaco heshiiskiisa Chelsea oo la aaminsan yahay inay xiisaynaysa khadka dhexe ee Benfica ee Enzo Fernandez. (Mail)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here