Real madrid oo iska iibineysa Bale si ay usoo iibsadaan Mbappe.

0
285

London(Idaacadda Waamo)-Tottenham ayaa lagu soo waramayaa inay si toos ah u iibsaneyso Xiddiga Gareth Bale ka dib markii uu Xiddigu sameeyay balanqaadkiisii ka dib qaab ciyaareed cajiib ah uu ku qaatay kooxda.

Kooxda Spurs ayaa markii hore amaah ku qaadatay Xiddiga Bale oo ka tirsan Los Blancos, iyagoo heshiiska uu ahaa in dib ugu soo celiso kooxdiisii hore.

Waxay sidoo kale muusigu noqon doontaa dhegaha Madrid, iyadoo kooxda reer Spain ay damacsan yihiin inay adeegsadaan bixitaanka Bale si ay lacag ugu ururiyaan raadinta xiddiga reer France ee Kylian Mbappe.

ImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here