RASMI :- Raheem Oo Ku Guuleystay Abaal Marinta Xidiga Da`yarta Sanadka Ee Horyaalka Ingiriiska

0
493

Kismaayo(Waamo Radio) Raheem ayaa ku guuleystay abaal marinta xiddiga da`yarta horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyaareedka 2018/2019-ka

Laacibkaas oo u sharaxnaa abaal marinta xiddiga sanadka ee horyaalka ayaa laga qaaday waxaana ku guuleystay Virgil Van Dijk xilli uu booska labaad ka galay qeybtaas.

Raheem ayaa xilli ciyaareedkaan soo bandhigaya heer ciyaareed aad u wacan waxa uuna kooxdaasi ku hogaamiyay in ay hogaanka horyaalka qabtaan ka hor laba kullan dhamaadka

Raheem ayaa xilli ciyaareedkaan u saftay City 32 kullan oo horyaalka ah waxa uuna dhaliyay 17 gool waana markii ugu weyneyd ee uu heerkaas gaaro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here