26.9 C
Kismayo
Saturday, September 21, 2024
Home Cayaaraha Rasmi :- Kooxda Liverpool oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Alcantara.

Rasmi :- Kooxda Liverpool oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Alcantara.

0
214

England (Idaacadda Waamo)- Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxiixa Alcantara kaasi oo ay kala wareegeen kooxda Bayern Munich

Qadkaan dhexe reer Spain ayaa qalinka ku duugay hishiis muddo Fog ah , wuxuu noqonayaa saxiixa labaad ee Liverpool ee xagaagaan ka dib hishiiskii Kostas Tsimikas.

wuxuu yiri ” Waa dareen aad u qurxoon, in aan Liverpool u soo wareego muddo ayaan sugaayay , aad ayaan ugu faraxsanahay in aan Liverpool imid ”

Xidiga Alcantara ayaa Kooxda Liverpool ugu soo wareegay qiimo lacageed dhan 25 milyan oo uero

ImageImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here