RASMI:- Kooxaha iska xaadiriyay ee wareega 32 Kooxood ee Europa League.

0
342

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxa xalay lasoo gaba gabeeyey wareega Group-yada tartanka Europa League waxana la xaqiijiyay 32-ka kooxood ee iska soo xaadiriyay wareega bug baxa.

Waxa 32-kakooxood ku jira 8 kooxood oo ka soo haray wareega Group-yada tartanka champions League iyaga oo u tartami doona champions League, oo Man United iyo Inter Milan u weyn yihiin.

Wareega 32 ayaa ah mid aad u xiiso badan oo aad u adag iyada oo ay kooxaha ugu waaweyn qaarada yurub ku tartami doonaan koobka xilli ciyaareedkan.

Hadaba Waa kanĀ  32-ka kooxood ee isku soo haray Europa League

  1. Roma
  2. Youn Boys
  3. Arsenal
  4. Molde
  5. Bayer Leverkusen
  6. Slavia Prague
  7. Rangers
  8. Benfica
  9. PSV Eindhoven
  10. Granada
  11. Napoli
  12. Real Sociedad
  13. Leicester City
  14. Sporting Braga
  15. Ac Milan
  16. Lille
  17. Villarreal
  18. Maccabi Tel Aviv
  19. Tottenham
  20. Royal Antwerp
  21. Dynamo Zagreb
  22. Wolfsberger AC
  23. Hoffenheim
  24. Crvena zvezda
  25. Man United
  26. Club Brugge
  27. Dynamo Kiev
  28. Krasnodar
  29. RB Salzburg
  30. Shakhtar Donistek
  31. Olympiacos
  32. AjaxImage

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here