RASMI: Iska Aadka Wareega 5-aad Ee FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

0
353

Kismaayo(Idaacada Waamo) Waxa Lasoo Saaray isku aadka Wareega 5-aad ee Tartanka FA Cup-ka Dalka England Kadib Markii La Ciyaaray Kulamadii Wareega 4-aad ee Tartanka Xilli Ciyaareedkan.

Tartana ayaa La Ciyaari Doonaa Bartamaha Todobaadka ee 2 Bisha March iyada oo ay Kasoo bexeen Kulamo Aad U Adag oo Xamaas Leh.

Kooxahan Dhamaantood Waxay Ciyaari Doonaan Kulamo Ku Celis ah Maadaama Kulamadii Hore Aysan Guulo Kala Gaarin , Liverpool vs Shrewsbury , Reading vs Cardiff City , Newcastle United vs Oxford United , Conventry City vs Birmingham City , Tottenham Hots vs Southampton , Northamton vs Derby Country.

Halka ay Manchester United Ka Hor Tagi Doonto Xiddigeedii Hore ee Wayne Rooney Hadii ay Kooxdiisa Derby Country Soo Dhaafto Kooxda Northampton Kulanka oo ah Kulan Ku Celiska .Image

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo isku Aadka oo Dhamaystiran:

Sheffield Wednesday v Manchester City

Reading/Cardiff v Sheffield United

Chelsea v Shrewsbury/Liverpool

West Brom v Newcastle/Oxford

Leicester v Coventry/Birmingham

Northampton/Derby v Man Utd

Southampton/Tottenham v Norwich

Portsmouth v Bournemouth/Arsenal

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here