Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee loosoo gaabiyo (NTP 2025-2029).
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.