Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Labaad ee XFS Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta furay munaasabad lagu xusayey maalinta Dalxiiska Soomaaliya, ayaa sheega in XFS ay ahmiyad weyn siisay adeegyada dalxiiska iyo horumarinta kaabayaasha dalxiiska dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.