Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Ahmed Jaamac ayaa xarigga ka jaray qeybta 3-aad ee suuqa casriga ee Xayaat Mool oo laga hirgaliyay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir.
Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay xilibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, Wasiiro, Gudoomiayaha Gobalka Banaadir, Ganacsato, iyo marti sharaf kale.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.