Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac oo hambalyo u diray shacabka gobollada waqooyi ee maamulka Somaliland oo maanta u dareeray doorasho qof iyo cod ah.
Doorshada ayaa waxaa maanta loga dareeyaya guuud ahaan deegaanada maamul goboleedka Somaliland oo ay shacabka kunool ay ku dooranayeen madaxweyne hogaamin doona shanta sano ee soo socota.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.