Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Wasaaradaha ugu baaqay in ay ka fogaadaan musuqmaasuqa

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka bilaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowlada Soomaaliya waxaana uu xusay in guul laga gaaray isla xisaabtanka shaqaalaha dowlada oo uu sheegay in 26% shaqaalaha soo shaqo galeen.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here