Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda Hay`adda Bill & Melinda Gates Foundation 

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Caalamiga ah ee Bill & melinda Gates Foundation Ahna madaxa guddiga la socodka cudurka badeysha Dr Chris Elias.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here