Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeer dardargelin ku tagey waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here