Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kahadlay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Islaam iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kormeeray laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo taas oo dhowaan lagu wareejiyey bangiga dhexe.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qayb weyn ka qaadan doonta horumarinta dhaqaalaha iyo in bulshada loo dhoweeyo adeegyada Dowladda.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here