Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay dad ku dhintay roobabkii iyo fatahaadihii ka dhacay dalka

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Abdi Bare ayaa ka hadlay roobabkii da`ay iyo saameyntii uu ku yeeshay bulshada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhawaajiyey iney jiraan dhimasho uu sababay roobabka iyo daadadka ka dhashay Wabiyada iyo inuu dadka ku barakacay roobabka ayaa lagu qiyaasay nus Malyuun.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here