Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daahfuray qorshaha Qaran ee wadiiqooyinka xalka waara.

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha XFS aya waxuu maanta ka daahfuray magaalada Muqdihso qorshaha Qaran ee wadiiqooyinka xalka waara, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in barakaca daba dheeraaday uu ka mid yahay caqabadaha ugu waaweyn ee dalka soo wajahaya tobannaankii sano ee la soo dhaafay, kuwaas oo ay sababaan arrimo dabiici ah iyo kuwo bini’aadan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here