Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daah-furay adeegga isku-xirka shirkadaha isgaarsiinta dalka.

0
124

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Bare ayaa daah-furay adeegga isku xirka shirkadaha isgaarsiinta dalka oo sahlaya in shirkadaha isgaarsinta gudaha ay iswacaan.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay shirkadaha in ay maanka ku hayaan sidii ay maalgalino waaweyn dalka uga sameysan lahaayeen iyagoo ilaalinaaya nidaamka iyo shuruucda dalka u yaalla oo ay ugu horreyso sidii amnig ay kaalin muuqata uga qaadan lahaayeen.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here