Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ra’iisul Wasaaraha kuxigeenka Kowaad ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo kadulaya dardar golinta howlaha shaqa ee wasardaha Beeraha iyo Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa kormeer kutagay Xarumaha Wasaraddahas isagona mid mid u kormeray qeybaha kala duwan ee Wasaaraha ay ka kooban yihin.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.