Raga ka shaqeeya biraha la tumo oo codsaday in laga caawiyo agab u sahlayo in ay wax soo saaraan.

0
418

Waa goob ay ka socoto shaqo adag oo qof qaban kara uu yaryahay,waxay garacayaan bir iyagoo u adeegsanaya bir kale,ilaa ay ka kala gooyaan birta ay jarayaan.
waxay soo saaraan agabyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Kaawooyinka beeraha,baroosinka doomaha,dubladaha shidalaka,Faasaska geedaha lagu jaro,Istaanbooyinka bulkeetiga.
mar aan xaruntooda ku booqanay ayey inoo sharaxeen sida u sameeyaan alaabtaan iyo cabaqada heysto xiligaan.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here