Raashiin tayadiisa xumaatay oo lagu gubay duleedka Kismaayo

0
277

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Raashinkaan oo gaarayay 656 kiish oo bariis ah ayay Wasaaradada Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland sheegtay in ay ku soo hallaabeen gudaha Markabkii ay saarnaayeen,kaas oo dhawaan ku soo xirtay dekadda magaalada kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here