Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo lagu guda jira bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa Suuqyada waaweyn ee degmada balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa laga dareemaya isbedal ku yimid qimaha Qudaarta taas oo hoos u dhac ballaaran u ku yimid kadib marki Qudaar fara badan ey soo gashay Suuqyada Qudaarta ee Balanbale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.