Qoysaska ku nool xeryaha barakacayaasha Baledweyne oo wajahaya Xaalado adag

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbedelka Cimilada ayaa siween u sameyay qeywa badan oo kamid ah Gobolada dalka iyadona isbedelka cimilada iyo roobabka Deerta ee baqday ay sababen barakaca kumanan qoys oo kahayamay deganadodi.

Dadka ugu badan ee samenta kala kulmay roobabka deyrta ee baqday ayaa waxa ay u badan yihiin barakacayasha kujira kamamka gudaha dalka.

Mowliid Abd Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here