Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS ayaa biyo dhaamin u sameeyay Qoysaska barakacayasha ee ku nool xaafadda Ceel-Jaale kuwaasoo ay sameysay fatahaada uu webiga shabeelle ka geystay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.