Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Boqolaal Qoys oo kunool deegaan xeebeedka Kudhaa ee gobalka Jubada hoose ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah taas oo ay baahi wayn u qabeen dadka deegaanka.
maamulka deegaanka kudhaa iyo laamaha abniga Jubbaland oo is kaashanaya ayaa ku guulaystay inay si nabada ku qaybiyaan deeqdaasi.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.