Qoysas ku nool kaamka Siigaaloow ee Baladweyne oo soo wajahday daruufo nololeed

0
105

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-kaamka Siiagaloow ee magalada Baladweyne oo ka mid ah xarumaha barakacayaasha ayaa waxaa ku nool dad u badan danyar iyo agoon ay saameysay fatahaadii ku dhufatay magalada Baladweyne

Fatahaadda ayaa saameysay guryahii musqulahii iyo agabkii kale ay ku dhaqmi jireen iyagoo mar kale dhib kala kulmay kaneeco ka dhalatay biyaha mana heystaan maro kaneeco.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here