Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysaskaan oo dagan kaamka Dayax ee Xaafadda Howlwadaag magaalada Baladweyne ayaa waxaa heysato xaalado nolol xumo oo is biir saday iyagoona heysan wax ay ku afuraan xili lagu gudo jiro bisha barkeysan ee Ramadaan.
Dadka ku nool kaamka dayax ayaa u badan haween iyo carur aan shaqeysan karin si ay u helaan wax ay ku afuraan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.