Qoysas ku nool Kaamka Bardaale ee Baladweyne oo Codsaday in la caawiyo

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan oo ku nool Kaamka Bardaale Ee ku yaala duleedka galbeed ee Magaalada Baladweyne ayaa xiligaan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo oo aad u liidata ka dib markii inta badan Magaalada uu ku fatahay Webiga Shabeele ayna atkaatey in si fudud nolosha lagu maareeyo.

Qoysasakaan waxaa haysta baahiyo dhanka nolosha ah Sida Hoy la ‘aan , Biyo yari iyo raashiin la’aan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here