Qoysas ku nool Deegaanka Buula Faroole oo codsaday in ceel biyood loo hirgaliyo

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula Faroole ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Waxa ku nool dad isugu jira xoola dhaqato & beeraley kuwaas oo  sheegay inay wajahayaan xaalad biyo  la,aan baahsan oo ka  Jirta Gudaha Deegaanka waxa ayna cod dheer ku codsadeen in deeganka laga Hirgaliyo Ceel Biyoodyo ay ka Waraaban dadka & noolayasha kale ee ku nool deeganka Buula Faroole.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here