Qoysas kaso barakacay fatahaada Wabiga iyo daadadka roobka oo deeq raashin ah loogu qaybiyay deegaanka Lugloow..

0
118
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubaland ayaa maanta deeq raashiin ah gaarsiisay qoysas cusub oo kasoo barakacay deegaano katirsan Gobolka Jubada Hoose iyo Degmada Jamaame, kadib markii fatahaad ba’an ka gaysteen.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here