Qoysas ka soo barakacay Itoobiya oo dib u dajin loogu sameeyay Baladweyne

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inkabadan 30 qoys oo ka soo barakacay gobolka shabelle ee dalka Itobiya ayaa dib u dajin loogu sameeyay kaamka Doongaduud ee ku yaalo Xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here