Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sii xoogaysanaya abaaraha ka jira deegaanada Jubbaland qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay deeganada gobalka Jubbada hoose oo ay abaartu saameysay ayaa waxa ay soo gaareen deegaanka luglow ee duleedka magaalada Kismaayo.
dadkan ayaa waxaa xoolahoodii ka laysay abaarta haatana waxaa ay la soo carareen naftooda iyagoona soo maciin bidaday deeganka luglow.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.