Qoysas ka barakacay Fatahaadihii Baladweyne dib Guryahoodi ugu laabtay

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoyasaskan oo ku noolaa deganada Hiiraan Bile ceeljaale iyo xodaleey isla markaan ka barakacay fatahadii ku dhufatay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne ayaa dib ugu soo laabtay guryahooda.
Fatahadii ayaa saameyn u geyastay qaar ka mid ah dhismayasha xaafadaha sida musqulaha iyo qaar ka mid ah guriyahii ka sameysanaa cooshadaha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here