Qoysas ka barakacay fataahada Baladweyne oo xaalado nolol Xumo ku wajahaya Degmada Far-libaax

0
145

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan oo ka barakacay qeybo kamid ah Magaalada Baladweyne iyo deegaanada hoosyimaada isla markaana ku nool degmada Farlibaax ee gobolka Hiiraan ayaa xiligaan wajahaya xaalad nolol xumo oo ay kamid tahay hoy-laan caafimaad daro iyo raashiin la’aan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here