Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas danyar ah oo isagu jira barakacayaal agoon iyo kuwo nugu kuwaas oo kunool gudaha iyo nawaxiga kismaayo aya deeqdan ka timid dawlada cumaan taas oo ay ugu talagashay inay ku afuraan bisha barakaysan ee rabadaan
Dowlada Cumaan ayaa degdan u wakiilatay Ganacsato reer Jubbaland iyaga oo ku wareejiyay wasarada gargaarka iyo maraynta masiibooyinka iyo hay’ada barakacayasha iyo Qoxootiga Jubbaland.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.