Qoysas danyar oo ku nool Xaafadda Farjano ee Magaalada Kismaayo oo loo qaaybiyay Deeq raashin ah

0
274

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mid ka mid ah xildhibaanada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa  qoysas danyar oo gaaraya  ilaa 25 qoys gaarsiiyay deeq raashin ah .

Raashinka lasiiyay dadkaan danyarta oo degan Xaafadda Farjano ee Magaalada Kismaayo gaar ahaan laanta oo ole ayaa ka koobnaa Bur,Bariis,Saliid iyo Timir.

Xamdi Maxamed Yasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here