Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deeqdaan rashiinka ah oo ay ku deeqday saldana cumaan ayaa maanta laga qeybiyay degmada kismaayo iyo tuuloyinka hoos yimaada sida goobweyn,qaam-qaam, istanbuul,yoontay iyo tuuloyin kale oo ay kunoolyihiin danyar ah, waxaana deeqdaan ka wakiil ahaa qaar kamid ah ganacsatada magaalada kismaayo iyo maamulka jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.