Qoysas danyar oo deeq raashi ah la guddoonsiiyay Magaalada Kismaayo

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa lagu qabtay Mashruuca afuri walaalkaaga sooman oo loogu tala galay 80 qoys oo isugu jira agoonley iyo dad danyar ah, waxaana iska kaashaday Wallalaha Muxsiniinta ah ee Ku kulma Ardaaga Xiinaha Ee Clubhouse iyo Madaxa Hay’adda SAMAH Tufaax Maxamuud Sayid.

Afurka la qeybiyay ayaa iskugu jira Raashiinka nooc-yadiisa kala duwan   waxaana looga faa’iideeyay qoysaskii mudnaa oo gaarayo ilaa 80 Qoys.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here