Qoysas danyar ah oo Raashiin loogu qeybiyay magaalada Kismaayo

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysaskaan maanta loo qeybiyay deeqda Raashiinka ayaa ah kuwa heysta Caruur agoon ah,waxaana uu isugu jiraa dhowr nooc oo Kala duwan sida Barii,Bur,Sonkor,Saliid iyo Timir, waaxana soo baxsaday raashiinkan maanta loo qeybiyay Qoysaskaan muwaadin reer Jubbaland ah,kaas oo lagu magacabo Axmad Yaasiin, isagona ugu Tala galay in bishaan ramadaan in uu afuriyo Qoysaskaan danyarta ah.

Qaar kamida Qoysaska nasiibka u yeeshay ee  loo qeybiyay raashiinka ayaa u mahad celiyay shaqsiga la sobaxay raashiinka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here