Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay Lacago afurin ah

0
235
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-25 Qoys oo danyar ah kuna nool magaalada kismaayo ayaa waxaa loo qeybiyey lacag  afurin ah,taasoo ay soo dhiibeen dad muxsaniin ah oo dalka dibaddiis ku sugan .
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here